dhalashadii ms’uulkawebka

dhalashadii c/caziiz sheikh axmed :

c/caziiz sheikh axmed   wuxuu dhashay  18 -may sanadii 1991 wuxuuna ku dhashay xaafada towfiiq ee magaalada mugadhisho  hayadii waxaa lagu magacaawaa maryama sheikh maxamed  abihiina waxaa lagu magacaawaa  sheikh axmed maxamed waxayne wada dhasheen   4 walaalo ay isku hooyo yihiin iyo 4 walaalo ay isku aaba yihiin.

wax barashadii c/caziiz  sheikh axmed :

c/caziiz sheikh axmed  waxa uu ku barbaaray isla mar ahaantaana wax ku soo bartay Magaalda mogadishu Dugsi Quran Wuxuu ku soo dhigtay  xaafada towfiiq ee magaalada mugadhisho

c/caziiz macalinkii wax soo baray wxaa ladhahamacalin cusmaan oo looyaqaano macalin cismaan garweyne

schoolkii uu c/caziiz ku soo waxbartay  wuxuu aha

schoolka  chubba ee kuyaalo sgooska towfiiq

c/caziiz  waxbarashadiisa waxey ku ekeed markii ay dalka somliya  soogaleen cidamadii ithopiya  schoolkiisa uuga soo tagay dagaalada joogtad ah ey ku haayaan ithopiyanka dalke gudihiisa ee magaalada mugadhisho  c/caziiz ayaa wuxuu usoo cararay  wadanka kenya ee casimada neirobi  waxaa uu wax barasho kabilaaway schoolka coutit ee kuyaalo xaafada islii gaar ahaan 7streed

taariikh doo dhameystiran waxaad kabogan kartaa   ciwaanada kala ah

xanafi2010@hotmail.com  / xanafi2030@hotmail.com

ruuney149@hotmail.com

Advertisements
  1. Leave a comment

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: