towfiiq

waan kusalaamay walaal website kan wuxuu kawada dhaxeeyaa bulshada somaliyed mel kasto ay joogaan mahad sanidin WAXAA GACAN WAYN KAGEYSTAY SOOSAARIDA WEB KA WARARKA WARIYE MAXAMUD SHEIKH AXMED TOOSHOOW '''''' WAXAA DHAQAALE GARAB LEH KU BAXSHAY UGAAS C/CAZIIZ AXMED

Homepage: https://towfiiq.wordpress.com

suqa kala ibsiga ciyartoyda

Kooxada   MANCHESTER UNITED  ayaa waxa  ay tar tan adag kala kulmi doontaa kooxda BARCELONA  oo ku aaadan doonista ciyaaryahanka dada yar ee somaliyed  oo ka ciyaara  wadan ka kenya gaar ahaan naadiga (ullinz united)  ciyaar yahan kaan da’a da yar oo wayahan ba isku haysten kooxaha ka dhisan dalka ENGLAND  ayaa haatan waxaaad ba moodaa in uu u wareegaayo kooxda  kubada cagta ee barcelona ama manchester united

Leave a comment

BOGGA HORE NEWS

Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Horyaalka Dalka Ingiriiska Ee Premier League iyo Wararka Kale Soomaaliya iyo Caalamka Ugu Danbeeyay Ku Xirnow http://www.Towfiiq.Wordpress.com

Leave a comment