Archive for September, 2011

suqa kala ibsiga ciyartoyda

Kooxada   MANCHESTER UNITED  ayaa waxa  ay tar tan adag kala kulmi doontaa kooxda BARCELONA  oo ku aaadan doonista ciyaaryahanka dada yar ee somaliyed  oo ka ciyaara  wadan ka kenya gaar ahaan naadiga (ullinz united)  ciyaar yahan kaan da’a da yar oo wayahan ba isku haysten kooxaha ka dhisan dalka ENGLAND  ayaa haatan waxaaad ba moodaa in uu u wareegaayo kooxda  kubada cagta ee barcelona ama manchester united

Leave a comment