suqa kala ibsiga ciyartoyda
Posted by towfiiq in Uncategorized on September 29, 2011
Kooxada MANCHESTER UNITED ayaa waxa ay tar tan adag kala kulmi doontaa kooxda BARCELONA oo ku aaadan doonista ciyaaryahanka dada yar ee somaliyed oo ka ciyaara wadan ka kenya gaar ahaan naadiga (ullinz united) ciyaar yahan kaan da’a da yar oo wayahan ba isku haysten kooxaha ka dhisan dalka ENGLAND ayaa haatan waxaaad ba moodaa in uu u wareegaayo kooxda kubada cagta ee barcelona ama manchester united
BOGGA HORE NEWS
Posted by towfiiq in Uncategorized on January 13, 2011
